Ku soo dhawow bloggayga

Bartaan waxaan u samaystay inaan kusoo bandhigo qoraaladda aan qoro iyo sawiradda, si dadkuna uga faa'idaystaan anigana ay iigu noqoto xasuus iyo keyd.
 
Waxaa ka mamnuuc ah in qoraal aan aniga qoray dartiisa qof kale loo aflagadeeyo sidoo kale ma ogoli sawir aan aniga soo qaadatay in la qaato oo si qalad ah loo isticmaalo.
 
Qoraaladda aan soo bandhigi doono waxay u badnaan doonaan kuwa ku saabsan soomaalida iyo Soomaaliyaba, Marka aan qoraaladda ka qorayo Soomaaliya oo dhan waa isugu kay mid maxaa yeelay weli waxaan aaminsahay Soomaaliweyn, waxaa laga yaaba dadka qaarkiis inay igu dhibsadaan waxa aan qorayo balse waxaan leeyahay waa fikirkayga iyo waxa aan aaminsanahay ee ha iiga xumaan aniguba kaaga kuguma nicinee.
 
Mahadsanidiin
 



Namn:
Kom ihåg mig?

E-postadress: (publiceras ej)

URL/Bloggadress:

Kommentar:

RSS 2.0